
BIDHAAN podcast
Khadra
About BIDHAAN podcast
Qaar kamid ah bulshadena oo garaneynin luqadaha kale iyo qaar kale oo garaneysa lkn jecel in ay wax ku dhageystan luqadoda sidoo kale qofkasto oo jecel in looso qulaseyo podcast yada aadka u dhadher ee faidada leh ayan ogu hambalyeynaya dhamantod in ay imaden meshi ku munasabka aheyd. Magaceygu waa khadra, waxan ahay dadihiyaha barnamijka saxan saxo, waxan aminsanahay in ay noloshada wax ka badali karto hadal wanagsan aad mar maqashay markaad si taban noloshada ogu dabaqdo. Kuso dhawaw barnamijkena aad ka u quruxda badan. MAHADSANID!
- Publisher
- Khadra
- Category
- education
- Language
- so
- Explicit
- No
- First episode
- 21 May 2024
- Latest episode
- 21 May 2024
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.