Podcast thumbnail for Rajada Somaliya

Rajada Somaliya

Claim This Podcast

by Erdugan

2 episodes
Updated Weekly
Accepts GuestsHas SponsorsLocation 🇸🇴

Podcast Overview

Su`aal adiga qoralkayga akhrinaya ?

-Waligaa Dalkaaga iyo Dadkaaga Hooyo wax malagaa weydiiyay ? sido kale

-Rajo maka qabtaa inad ka qayb noqoto xalka Dadkaaga iyo dalkaaga Hooyo  ?

Walaal haday rajadas kugu jirto waxa tahay rajada kaliya ay maanta umaddeena  soomaliyeed qabaan. waayo  maanta jawaab u helida dhawr shay ayaa sababtay
-Dhimashada Malaayiin Soomaaliyeed
-Dhibka malaayin Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalkooda hooyo.
-Qaxa malaayiin Somaliyeed oo ku kala dayacan dunida daafaheeda, iyo intas iyo in ka badan.

Marka si aynu jawaab buuxda ugu helno su aalahas  waa in  adiga qoralkayga akhrinaya  nala wadaagto  fakirkaaga iyo Taladaada , Waayo Waxa laga yaaba  Fikirkaaga iyo Taladaada inay  noqdaan  xalka Dadkeena iyo Dalkeena  Soomaaliyeed.

Language

Publishing Since

6/10/2024

Reach the team behind Rajada Somaliya

Verified contact details for this show aren't on file yet — sign up to get notified when they land.

Recent Episodes

Episode thumbnail for Waa Maxay Xaalka Ay ku Sugan yihiin Dalkeeni iyo Dadkeeni Soomaaliyeed ?

June 16, 2024

Waa Maxay Xaalka Ay ku Sugan yihiin Dalkeeni iyo Dadkeeni Soomaaliyeed ?

Qabyaalad: Waana  aafo inagu habsatay hadaanu nahay soomaali,Waana cudurka kaliya aan daawa u la nahay Waana Mida noo keentay dhibaato ad u weyn oo midnimadeenii kala jartay oo Qaran keeniBur burisay.

Qabyaalad markii lagu leyahay Micnaheeduna Waa qab,iil,quursi,qurun ,dulmi  qaran la aan,cadaalad darro,amni xumo,gaajo,qax,diin la aan iyo intaas iyo in ka badan.

Sido kale waana ognahay  meesha ay diinteena ka istagtay qabyaalada iyado u bixisay Casabiya Jaahiliya.

Alle (s.w)  Quraankiisa Waxa uu ku yiri  يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَى وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ [سورة الحجرات:13]

"Dadow waxaan idinka abuuray lab iyo dhidig.Waxaana idinka yeelnay shucuub iyo Qabaailo si aad isugu aqoonsataan. Yacnii maxaa laga wada tusaale waxaan idinka yeelnay shucuub africa,asia yurub iyo wa qabaaila.Qabaailkana waxa uu noqonaya qabaailka somaliga ama kan oromiga ama midkale.

U fiirso ayada wali weysii socota .

Ruuxiise ugu sharafta badan Eebe agtiisa waa kan idiinku dhawrsasho badan,Eebana wax walba waa ogyahay. Lama dhihin kiina landheeraha ama kan idinku lacagta badan marka

Iyado diinteena ay wax walba noo cadaysay ayaan wali waxaan ku dhaqmayna Maanta Waxaan diinteena Raali ka aheyn.

Qabyaalada sideeda  Waxa ku qaraabta  Jaaahilka an Aqoon iyo farsamo lahayn iyo Qof an lahayn karti  kalsoon iyo dadnimo uu kaga qayb qaato Tartanka Nolosha ka jira manta. Waana Sababta Dalkeena inta badan Siyaasiinta Soomaliyeed u isticmaalaan oo meel walba kaarka qabyaalada ku xoqdaan waayo lama heli karo hal qof oo dadnimo ama wax uu so qabtay ku tartamayo.

Episode thumbnail for Hordhac

June 10, 2024

Hordhac

Waxaan xalqadeena Hordhaca idi kugu soo gudbin doona inaan wax kaa weydiiyo

Maka warqabtaa xaalka ay ku suganyihiin waqti xaadirkan dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyed.

Rajo ma ka qabtaa inaad ka qayb noqoto xalka dadkaaga iyo dalkaaga hooyo.

Su`aalahaas iyo kuwa kale jawaab u helidooda ayaa waxa ay sababeen

Dhimashada Malayiin  oo Soomaliyeed

Dhibka Malaayin   Somaaliyeed o ku dhibtoonaya dalkooda hooyo.

Qaxa Malaayin somaliyeed oo kula dayacan dunida daafaheda.

Iyo Sidaas si la mid ah xal u helidda dhawr shay ku waaso sababay

Bur-burka Qaranimada dalkeena hooyo.

Kala qaybsananta Bulshadii somaliyed oo kun farqo oo kala duwan kala noqotay.

Hagar daamada Shisheeyaha ku wasoo   Maskax iyo dhan walba nagala dagaalay iyo Imaanshiyahooda dalka . taso sabab u noqotay in kuwii dariska no xigayna ay qaateen dhulki iyo baddi somaliyeed kuwii kalana kheyraadkii somaliyeed gurteen ka soo dadkii somaliyeedna ay ka baahanyihiin oo isla ayagii dib lo  dawarsanayo.

Bal kawaran hoga Nin petrol iyo Macdan o idil dalkiisa ka buuxan oo qabandi iyo misir u baryi tagaya.

2 total episodes available

Deep-dive analytics for Rajada Somaliya

Frequently asked questions

Have a different question and can't find the answer you're looking for? Reach out to our support team by sending us an email and we'll get back to you as soon as we can.

What is Rajada Somaliya?

Su`aal adiga qoralkayga akhrinaya ?

-Waligaa Dalkaaga iyo Dadkaaga Hooyo wax malagaa weydiiyay ? sido kale

-Rajo maka qabtaa inad ka qayb noqoto xalka Dadkaaga iyo dalkaaga Hooyo  ?

Walaal haday rajadas kugu jirto waxa tahay rajada kaliya ay maanta umaddeena  soomaliyeed qabaan. waayo  maanta jawaab u helida dhawr shay ayaa sababtay
-Dhimashada Malaayiin Soomaaliyeed
-Dhibka malaayin Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalkooda hooyo.
-Qaxa malaayiin Somaliyeed oo ku kala dayacan dunida daafaheeda, iyo intas iyo in ka badan.

Marka si aynu jawaab buuxda ugu helno su aalahas  waa in  adiga qoralkayga akhrinaya  nala wadaagto  fakirkaaga iyo Taladaada , Waayo Waxa laga yaaba  Fikirkaaga iyo Taladaada inay  noqdaan  xalka Dadkeena iyo Dalkeena  Soomaaliyeed.

How often does this podcast release new episodes?

This podcast updates weekly.

Where can I listen to this podcast?

This podcast is available on 9 platforms including Apple Podcasts, Spotify, and more. You can also use the RSS feed directly.

Does this podcast accept guests?

Information about guest appearances is not available.

Legal Disclaimer

Pod Engine is not affiliated with, endorsed by, or officially connected with any of the podcasts displayed on this platform. We operate independently as a podcast discovery and analytics service.

All podcast artwork, thumbnails, and content displayed on this page are the property of their respective owners and are protected by applicable copyright laws. This includes, but is not limited to, podcast cover art, episode artwork, show descriptions, episode titles, transcripts, audio snippets, and any other content originating from the podcast creators or their licensors.

We display this content under fair use principles and/or implied license for the purpose of podcast discovery, information, and commentary. We make no claim of ownership over any podcast content, artwork, or related materials shown on this platform. All trademarks, service marks, and trade names are the property of their respective owners.

While we strive to ensure all content usage is properly authorized, if you are a rights holder and believe your content is being used inappropriately or without proper authorization, please contact us immediately at hey@podengine.ai for prompt review and appropriate action, which may include content removal or proper attribution.

By accessing and using this platform, you acknowledge and agree to respect all applicable copyright laws and intellectual property rights of content owners. Any unauthorized reproduction, distribution, or commercial use of the content displayed on this platform is strictly prohibited.