BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan. Ujeedadu waa in aan abuurno horseed lagu dayan karo.
Season 1, Xalqadda 4aad.Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year). Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay, hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.
Waxaan kula sheekaysanaynaa Naima Mohamud, Aasaasaha Enza Homes - Somalia. Naciima waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda ganacsi ee Enza Homes. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale. Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna, lana sii wadaag saaxiibbadaa.
Waxaan kula sheekaysanaynaa Najiib Abdullah, Aasaasaha Beydan Coffee. Najiib waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda curineed ee Beydan. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale.
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine