Become a Paid Subscriber and listen 🎧
Become a Paid Subscriber: https://anchor.fmdhaxal-podcast/subscribe
Dhaxal-podcast waa podcast aad ka dhagesan karto dhamaan bugaagta aad jeceshahy inaad dhageesato waliba si free ah ,
Platform-yada kale ee aad ka dhagesan kart -podcast-yadeena waxa ka mid ah
-Anchors
-Google podcast
-castbox
-apple podcast
-spotify
Si aad ula socoto xalqad walba ,rukumo oo subscribe saar dhamaan platforms-yadeena
Diinta Islaamku waxa ay ina siisay wado aan ugu noolaano nolosheena, si aan adduun iyo aakhiro labadaba aan ugu liibaanno
Hadii aan rabno in aan wax ka barano nolosha , waa in aan ka bilownaa aasaaska , ama gunta hoose.
Xaqiiqdu waxay tahay, in yar oo naga mid ah ayaa waqti & dadaal galiya barashada aasaaska iimaankeena.
Waxaa laga wariyey Imaam Cali (cs ) inuu yiri:
“Baro Diintaada , ee ha dhaxlin ”
Dadka neceb diinta Islaamka waxay aad isugu dayaann inay helaan dal-daloollo ay ku ceebeeyaan Islaamka. Waxay isku taxallujiyaan inay Quraanka iyo axaadiista ka dhex helaan hadallo iska hor imaanaya, ayagoo midaas uga dan leh inay dadka muslmiinta ah shaki ka galiyaan diintooda.
Inkastoo dadaalkooda noocaas ah uu yahay mid fashilan oo aan diinta Islaamka waxba u dhimi karin, hadana waxaa loo baahan yahay in qofka muslimka ah uu arrintaas ka war qabo. Xisaabtana uu ku dirsado inay jiraan dad ka shaqaynaya inay diintiisa ka fitneeyaan. Waxaa qofka muslimka ah la gudboon inuu si wanaagsan u barto diinta Islaamka, ama ugu yaraan uu iska dhiso aqoonta asaasiga ah ee Quraanka iyo sunnada nabiga (NNKH) la xiriirta.
Waxaad udhageesan doonta taariikhda Islaamka si aadan waligaa u dhagesan (Si fudud)
Waxaan soo gudbin doona taxane ama silsilada taariikhda islaamka bilaw ilaa dhamaad insha llah kuwa ka faaideysta ilaahey hainaga dhigo
Support the show (https://www.buymeacoffee.com/Dhaxalpodcast)
Haddi aad rabto inaad taageerto podcast-kaan
Kutaageer link-gaan
https://www.buymeacoffee.com/dhaxalpodcast (https://www.buymeacoffee.com/dhaxalpodcast)
2 Feb 2023
Xalqada 1-aad (buuga Tarbiyaynta nafta)Ep1
Xalqadeena ugu horeeya ee buugaa tarbiyaynta nafta waxaan kuso qadaneena labo cutub(chapter) cutubka koowad waxaan uga hadleyna hab dhaqanka wanaagsan ee maskaxda cutubka 2aad waxaan uga hadleena dabrida (xakamaynta ) hawada (Shahwada)
25 Jan 2023
Hordhac
18 Jan 2023
Hordhac: Tarbiyaynta Nafta
Xalqadaan waa hordhaca buuga lagu magacaabo Tarbiyaynta nafta ee uu Qoray iimamka wayn ee imaam ibnu Aljawzi. Turjumadda buugan waxa is kaleh Dr. maxamed ibraahim siciid (Suldaan garyare)
Reach and audience
Public platform figures. Ratings count people who left a rating, not total listeners.
Apple Podcasts (US)
2.0 / 5
1 ratings
Spotify
5.0 / 5
1 ratings
Contact Dhaxal Podcast
Guest appearances
Books guests
Based on episode analysis; this does not confirm that the show is currently accepting guests.
Host of Dhaxal Podcast?
Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine