Podcast thumbnail for Hawraarsan Podcast

Hawraarsan Podcast

Claim This Podcast

by Ismail Salad Hajji Dirir

5.0(1 reviews)
6 episodes
Updated Daily
Accepts GuestsHas SponsorsLocation 🇸🇴

Podcast Overview

We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services. Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.

Language

🇸🇴

Publishing Since

1/8/2021

1 verified contact email on file for Hawraarsan Podcast

Pitch yourself as a guest, propose sponsorships, or reach out directly to the host.

Recent Episodes

Episode thumbnail for Taariikh Nololeedkii Dr Nawal El Sadawi

April 1, 2021

Taariikh Nololeedkii Dr Nawal El Sadawi

"Geeridu ma ahan wax jira" waa hadalka ugu caansan ee laga hayo Dr Nawal El Sadawi oo 21-kii bishan March ee sanadka 2021 ku geeriyootay cusbitaal ku yaal magaalada Qaahira ee dalka Masar.   Maadaama aan maalmahan dambe baraha bulshada ku arkayay gabdho soomaaliyeed oo ka tacsiyaynaya geerida islaantan, waxaan jeclaystay in aan xalqaddan gaarka ah idin kula wadaago taariikh nololeedkeedii oo kooban si aynu bal u ogaano qofka runta ah oo ay ahayd.

Episode thumbnail for Fanka Sheeko sheegista (Art of Storytelling) - Abdifitah Shirwac

March 1, 2021

Fanka Sheeko sheegista (Art of Storytelling) - Abdifitah Shirwac

Abdifitah Shirwac waa Sheeko sheege (Storyteller) iyo Blogger, waxa uu bulshada Soomaaliyeed usoo gudbiyaa sheekooyin isugu jira kuwo uu ugu qareemayo dadka dhibaataysan iyo qaar kale oo uu madadaalo ahaan uga gol-leeyahay, sidoo kale waa blogger diiwaan geliya dhacdooyinka xiisa leh ee uu hadba la kulmo. Waxa uu aas aasay madasha Maansom oo ah madal ujeedkeedu yahay ururinta hiddaha iyo dhaqanka soomaalida, iyo jecaleysiinta dhalinyarada soomaaliyeed dhaqankooda qurxoon iyadoo la adeegsanayo #FariintaDhalinta ama #Youthmessage. Xalqadan Shirwac waxa uu kaga sheekaynayaa khibraddiisa sheeko sheegista (The art of Storytelling), sidoo kale waxa uu nala wadaagayaa dhacdooyin la xiriira dhaqanka soomaalida oo aad uxiisa badan islamarkaana uu asagu wax ka qoray. #HawraarsanPodcast

Episode thumbnail for Sheekada guusha ee Hidaayo Mursal

February 6, 2021

Sheekada guusha ee Hidaayo Mursal

Hidaya Mursal Cabdirixmaan waa gabar dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho, waa ardayad wax ka barata mid kamid ah jaamacadaha dalka waxa ayna si mug leh uga shaqaysaa arrimaha bulshada. Sanadkii 2014 kii, Hidaayo waxa ay asaastay dugsi ay si lacag la'aan ah wax uga barteen carruur soomaaliyeed oo tiradoodu kor udhaaftay 400 oo isugu jiray wiilal iyo gabdho. Dhowr iskuday oo ay ku fashilantay kadib, Hidaayo waxa ay sanadkii tagey ee 2020 ku guuleysatay in ay dhidibada utaagto shirkad dalxiis oo lagu magacaabo Seebeyond Somalia. Xalqaddan Hidaayo waxa ay kaga sheekaynaysaa nolosheedii hore, shaqooyinka ay qabato shirkadda Seebeyond Somalia iyo qaabkii ay u asaastay, sidoo kale waxa ay si guud uga warrami doontaa doorka ay dhalinyarada Soomaaliyeed ka qaataan ganacsiga ka jira dalkeena. #HawraarsanPodcast

6 total episodes available

Deep-dive analytics for Hawraarsan Podcast

Frequently asked questions

Have a different question and can't find the answer you're looking for? Reach out to our support team by sending us an email and we'll get back to you as soon as we can.

What is Hawraarsan Podcast?

We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services.

Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.

How often does this podcast release new episodes?

This podcast updates daily.

Where can I listen to this podcast?

This podcast is available on 4 platforms including Apple Podcasts, Spotify, and more. You can also use the RSS feed directly.

Does this podcast accept guests?

Yes, this podcast regularly features guests.

Legal Disclaimer

Pod Engine is not affiliated with, endorsed by, or officially connected with any of the podcasts displayed on this platform. We operate independently as a podcast discovery and analytics service.

All podcast artwork, thumbnails, and content displayed on this page are the property of their respective owners and are protected by applicable copyright laws. This includes, but is not limited to, podcast cover art, episode artwork, show descriptions, episode titles, transcripts, audio snippets, and any other content originating from the podcast creators or their licensors.

We display this content under fair use principles and/or implied license for the purpose of podcast discovery, information, and commentary. We make no claim of ownership over any podcast content, artwork, or related materials shown on this platform. All trademarks, service marks, and trade names are the property of their respective owners.

While we strive to ensure all content usage is properly authorized, if you are a rights holder and believe your content is being used inappropriately or without proper authorization, please contact us immediately at hey@podengine.ai for prompt review and appropriate action, which may include content removal or proper attribution.

By accessing and using this platform, you acknowledge and agree to respect all applicable copyright laws and intellectual property rights of content owners. Any unauthorized reproduction, distribution, or commercial use of the content displayed on this platform is strictly prohibited.