- Qeexitaanka Madhaafaan ka Bulshadu (qiyamka bulshadu)?!
- Meelaha Madhaafaanku ka abuurmaan (Masaadirtooda) ?
- Sidee bay Qiyamka Bulshadu caqiidada, dhaqanka iyo is dhex galka bulshooyinka.
-Muxu yahay farqiga ama kala duwanaanshaha udhexeeya Qiyamka iyo Akhlaaqda?
- Siyaabaha bulshadu qiyamkeeda ku ilaashan karto si wanaagsan oo raali laga wada yahay?
Ka hadalka shakhsiyadda qofka bani'aadamka, waxa sameeya, iyo waxa saameeya waa wax aad u adag, ha ahaatee waxa aynu duubistan kooban aynu isku dayaynaa in aynu iftiimino dhabooyinka loo mari karo fahanka baniโaadamka, inaga oo gaar u calman doona shakhsiyadda soomaaliga ah.
26 May 2021
(EP02). Kibirka iyo qabwaynida.
Waxa uu inoo kala saaray ahmed saalax waxa ay kala yihiin qabwaynida iyo kibirka in mararka qaarkood lagu dhex qaldo kalsoonida waxan idin rajaynayaa dhagaysi wacan hana ilaawin wixii fikirkaaga ah inaad nala wadaagtid .
Cafimaadka nafsadeed waxa uu noqonaya in qofku inuu ka bad qabo wax walboo maskaxdiisa iyo maankiisa dhaawici karaaya uu ka bad qabo wixii fikirkiisa carqaladeen kara uu ka badqabo wixii xasuustiisa iyo qaab ushaqeenta maskaxdiisa wax udhimi karo .inuu qofku raali ka yahay qaabka u noolyahay iyo shakhsiyadiisa
21 Apr 2021
Hordhac
soo dhawoow: waxa kaga hadlaya podcast heego social psychology mental health iyo mawaadiic kale dhagaysi wacan dhamaantiin
Reach and audience
Public platform figures. Ratings count people who left a rating, not total listeners.
Apple Podcasts (US)
5.0 / 5
4 ratings
Contact HEEGO WITH FATMA
Guest appearances
Does not typically book guests
Based on episode analysis; this does not confirm that the show is currently accepting guests.
Host of HEEGO WITH FATMA?
Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine