6 Episodes
2024 First episode About Hilin show Hilin Show, a vibrant media program hosted by the charismatic Cawaale Deeqsi, tailor-made for the dynamic Somali youth. This show focuses on popular culture and offers a delightful mix of song commentary, entertainment segments, and intriguing interviews with young celebrities, entrepreneurs, and other notable figures.
Publisher Hilin show
Category arts
Language so
Explicit No
First episode 19 Sept 2024
Latest episode 30 Oct 2024 Latest episodes 6 episodes in the feed.
30 Oct 2024
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan. Kaftan iyo wada sheekaysi furan oo dhex maray team-kii Codka Ubax, oo mar kale ku kulmay barnaamijka Hilin Show.
28 Oct 2024
Abwaan Deeqa Nuux Yoonis - Suugaanta Bulshada u doodda. Abwaan Deeqa Nuux Yoonis waa suugaanyahanad da'yar oo maanso cuddoon, waxay ka maansootaa arrimaha bulshada, waxaanay door muhiima ka qaadataa wacyigelinta umadda. barnaamijkan waxaad ku daawan doontaa qayb ka mid ah suugaanteeda.
26 Oct 2024
Sadiiq Burmad - Waayo-arag Saxaafadeed iyo Suugaanyahan Hirgalay. Saxafi/Abwaan: Sadiiq Burmad waxaanu ka waraysannay aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa Warbaahineed iyo Suugaantiisa farshaxanka ah.
12 Oct 2024
Bulshaawi Beats - Khibrad muusig oo ka badan 20 sannadood. Maxamed Cabdillaahi Diiriye Bulshaawi, waa musician iyo macallin tumay kumanaan heesood, qaar kalena laxameeyay, mararka qaarna heesaa ah. Wuxu tumay qaar ka mid ah heesaha loogu jecelyahay fanka casriga ah. Wuxuu soo saaray fannaaniin badan oo maanta hirgalay. Barnaamijkan kaga bogo taariikhdiisa iyo wax soo saarkiisa faneed.
23 Sept 2024
Abwaan Weedhsame - Waraysi dhammeystiran. Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame waa abwaan iyo macallin gaasa-baxay oo sameeyay in ka badan 70 heesood oo lagu luuqeeyay, sidoo kale calanka u sida ragga gabeyga iyo tixda kaleba ku xarragooda. waraysigan kaga bogo taariikhdiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aqoontiisa dhanka suugaanta iyo qaybaha kale ee cilmiga.
19 Sept 2024
Abwaan Axmed Gaanni - Dhakhtar jacayl iyo Dhakhtar maskaxeed Abwaan Abwaan Axmed Cabdi Xirsi (Gaanni) waa suugaanyahan hibo cajiib ah leh sidoo kale waa dhakhtar ku takhasusay Caafimaadka Maanka.
Research this show Explore Pod Engine's podcast research tools and transcript access.
See plans Is this your podcast? Claim your show to manage its details on Pod Engine.
Claim Hilin show Where this data comes from Each source has its own observation date. These dates do not mean all data was checked at once.
RSS feed Last successful check: 6 Jan 2025 .
Apple Podcasts ratings (US) Snapshot recorded: 15 May 2026 .
Spotify ratings Snapshot recorded: Date unavailable. Host of Hilin show ? Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Claim this podcast Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice .
Explore this showPodcast research with Pod Engine
See plans