Ku soo dhawaada dhegistayaal Podcast-kan cusub ee HirCast.
HirCasta Barnaamijyada ka bixin doona kuwaada ugu mudan waxaanu diirada ku saari doonoo arimaha dhalinyarada iyo ka hadalka sheekooyinka mudan.

by Mohamed Badri
Ku soo dhawaada dhegistayaal Podcast-kan cusub ee HirCast. HirCasta Barnaamijyada ka bixin doona kuwaada ugu mudan waxaanu diirada ku saari doonoo arimaha dhalinyarada iyo ka hadalka sheekooyinka mudan.
Language
πΈπ΄
Publishing Since
3/21/2021
Pitch yourself as a guest, propose sponsorships, or reach out directly to the host.

November 13, 2021
Aniga Saxiibo aanu ka wada dhaqaaqnay magaaladda hargeysa ayaa jaant dhigay goob lagu dhaqo geela sidoo kalena lagu dhamo caanihiisa, goobta waxa kula kulan dadyow tiro badan oo iyaguna magaaladda kasoo safray si ay u yimaadaan dhamaadka todobaadka. saxiibada socodka igu wehelinayey ayaa iyaguna midh u hor u iman doon codbaahiyaha iyagoo ka jawaaba aqoontooda geela.

October 21, 2021
Axsaab waa Fanaan hadda jaanta dhigay Ga'gida weyn ee Fanka Soomaalida Waxaanu uu ka warramayaa Fanka halka uu kasoo raacay, Daeenka Heestii Koobaaad ee loo tumo ama lagu ladho muusig iyo falcelintii kaga timid bulshada sidoo kale barnaamijka dhexdiisa waxa uu ku luuqeynayaa heeso hore oo ay lahayeen fanaaniin hore.

May 19, 2021
<p>Da'diisa oo yar ayuu alifay ganacsi kasoo noqday mid guulaystay Barnaamijka Gudihiisa ayaa guulaha uu gaadhay iyo Caqabadihii ugu waaweynaa ee soo maray.</p>
Have a different question and can't find the answer you're looking for? Reach out to our support team by sending us an email and we'll get back to you as soon as we can.
Ku soo dhawaada dhegistayaal Podcast-kan cusub ee HirCast.
HirCasta Barnaamijyada ka bixin doona kuwaada ugu mudan waxaanu diirada ku saari doonoo arimaha dhalinyarada iyo ka hadalka sheekooyinka mudan.
This podcast updates daily.
This podcast is available on 4 platforms including Apple Podcasts, Spotify, and more. You can also use the RSS feed directly.
Yes, this podcast regularly features guests.
Pod Engine is not affiliated with, endorsed by, or officially connected with any of the podcasts displayed on this platform. We operate independently as a podcast discovery and analytics service.
All podcast artwork, thumbnails, and content displayed on this page are the property of their respective owners and are protected by applicable copyright laws. This includes, but is not limited to, podcast cover art, episode artwork, show descriptions, episode titles, transcripts, audio snippets, and any other content originating from the podcast creators or their licensors.
We display this content under fair use principles and/or implied license for the purpose of podcast discovery, information, and commentary. We make no claim of ownership over any podcast content, artwork, or related materials shown on this platform. All trademarks, service marks, and trade names are the property of their respective owners.
While we strive to ensure all content usage is properly authorized, if you are a rights holder and believe your content is being used inappropriately or without proper authorization, please contact us immediately at hey@podengine.ai for prompt review and appropriate action, which may include content removal or proper attribution.
By accessing and using this platform, you acknowledge and agree to respect all applicable copyright laws and intellectual property rights of content owners. Any unauthorized reproduction, distribution, or commercial use of the content displayed on this platform is strictly prohibited.