Ku so dhawaada podcastkan ”Huda’s Space”. Halkan waxa oga hadli doona qiisooyin, sxbtinimada waxeey tahay, dating lifeka iyo sida aad naftada ogu kalsoonan lehed.I’m going to spell the tea. And I hope that you enjoy this and don’t forget to subscribe on my podcast besties.
Chapter 15: Run your relationship businesslike | Xariirka oo haag sida ganacsiga
Asc wr wb
Asxbteeyda soo dhawadaa, alla maxa idin xiisay lkn your girl is back now allhamdullilah.
Maanta muduc xasaasi ah kaa hadli doona. Oo ah inad xariirkaga oo haagto sisa ganacsiga. Run it like a business. Sababto ah markas oon kaa miira dhali karta xariirkaa. Amba sxbtinimo or jecel waxu noqdo ba.
Xooga though love ayaa maanta idin siinoya ee iskaga duulqata. Waxana raajeyna inaad kaa heeli doontan. Oo next week chapter oo so laaban doonantan💗
Meelaha igala so xariiri kartan.
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/itsshuda_?igsh=OXlrdTl5dzYzMWd2&utm_source=qr
Snapchat: https://snapchat.com/t/AYz3UagD
Tiktok: https://www.tiktok.com/@itsshudaa_?_t=8qCiRLlEy2K&_r=1
Soo nooqosho wacaan asxbta.
Gabadhina soo laabatay, oo maanta iidin waado body shaming ama jir ceebayn. Miidka aad oo taaqanan ba. Mantaa waxaan kaa hadli doona body shaming ama jir ceebayn waxu yahay. Iyo dhaqaankas somali hada naahay inu oo nagu badaanyahay. Anagana waxa kaa dhiigane wax caado ah ama normal iska ah. Dadka wax weeyn aktooda kama aha ineey qof kale jiirkisa wax xuun ka sheegan ama ku tilmaaman. Manaa laa yaabayo sababto qof walba oo somali ah wuu laa qabsade ama wuu ku soo kooray meel oo qofka jiirkis luga hadlayo. Marmarka qaar qofka hado caato yaahay ama oo cayiilanyah ayaba naanees looga dhiiga. Lkn wiiligina maa ku fiikirteen ina eey jiiran dhaalinyaro oo hada soo baxeeyso. Oona depression ama xanuunka kaale kaa qadaay ina jiirkoda wax laga sheego. Waxa jiiro dad oo heer eey is maantijiyan marwalba gaaray. Ama dad oo cuuntadi kaa gooay, ama isku daayayo careemo wiijiga cayiilinayo mise wax laa miid ah ineey isticaamalan. Sii eey umaada oo caaynin kiiliya.
Waxaas wax wanaagsan ma ahaan, inaa iska juujino waye, ileen qof raabi laaha ubadkoda ooynaayo inu arko malaahan. Kaa soo qaad waxaa aad sameeyneysit hada ubaadkaga lagu sameeyo. Adiga maxa dareemi laahed? Ileen waliid walba waxa jiirkisa kaa soo gooay, oo cuunugoda ah oo dhiib maraayo umaa adkeeysan karan. Marka hada maxa dadka kuu kaalifaayo ayaaga ineey dhaqankas xuun ku dhaaqman?. Waxa raajeeyna muduucan inaad kaa heeli doontan, oona wax badaan kaa faiidi doontan.
Meelaha igala so xariiri karta:
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/
Snapchat: Bintismaael
Facebook: Bint Ismael
Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE
27 May 2024
Chapter 11: Set your own boundaries| Yeelo xuduud kuu gooni ah
Asc wr wb
Asxbta wa gabadhina huda oo soo laabtaay. Maanta waxa idiin wada muuhimyada eey leedahay ina xaduud yeelato. Naftada oo yeel xaduud sii eeysan dadka kale kugo tumaan.
Sababto ah qof hadaba mar kaa ogalaato, sideey rabaan ineey kula dhaqman dhawac aya ka soo gaari doono. Qofna kuma qiimeyn doono, ileen adiga aya naftada siin weeyde qiimaha eey mudaantahay.
Meelaha aad igala soo xariiri kartan
Huda’s Diary Podcast Instgram :
https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/hudalzmail/
Snapchat: https://www.snapchat.com/add/hudalzmail?
Facebook: Huda Lzmail
Tiktok: https://www.tiktok.com/@hudalzmail?lang=sv-SE
27 May 2024
Chapter 10: The secret of moving on from a heartbreak | Siirta lagu iloowo qalbi jabka
Asc dhamaan dadka igu xiiran. Qalbiga maa ka soo jabaay? Niyaada maa laga soo dilaay? Maanta waxan idiinla qeebsan doona siirta aniga qaaska ii ah iyo sidaan aniga oga gudbaay qalbi jaabka igu soo dhacaay. Shaantan wax aan kula qeebsan doono , hadad sameeyso waxan huuba inaad iloowi doontit dhawaca ku soo gaaray. Iyo daambo inaad dhawaac oo jifaan oona aad uu murgiin. Waxa rajeeyna inaad kaa heshaan siirtaa aan inaala qeebsaday, oona aad tijaabin doontan shaanta wax aan idiin sheegay. Dhageeysi wacan asxbta quruxda badan.
Meelaha igala so xariiri karta:
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/
Snapchat: Bintismaael
Facebook: Bint Ismael
Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE
27 May 2024
Chapter 9 : Divorce is not a shame | Furiin ku ceeb mahan
Muduuca maanta aa iidin waado aba ah fuurin. Waxan kaa hadli doona somali hada nahay, inaa fuurinka aan ceeb kaa dhignay. Iyo aqadabaha eey laa kuulman dhalinyarada fuurinka soo maro. Dhibka eey leedahay ina anaaga kaa dhiignayo eeriga fuurin wax xuun. Iyo sidaa anaaga guurka wax waanagsan ooga dhiigne balse aa fuurinka xuumeeyne. Marka waxa rajeeynaya gabdho badaan iyo wiilal badaan ineey dhageestan qebtaan, aadna wiiliba wax kaa faiidan.
Madaama anaga ah dhaliinyada ama generationka cusub, anaga aya isku daayi kaarno inaa badaalno wax walba. Anaga kaa dhiigi karto waxa ceebta ah ineey ceeb sii ahan. Ubadkeena mustaqbalka aduunka eey kuu noolaan laahayen inaa anaga oo fuududeeyno waye. Madama anaga ayee masuulyadas naa saraantahy, ileen anaaga aduunkan keenay ubadka allah kaa suukow. Marka aan dhaqamada qaar badaalno hada somali naahay. Oona dhibaatenka aan kuu heeyno dumarka ama raaga fuurinka soo maaray aan ka juujino. Divorceka ama fuurinka lagu sheegayo ceeb ma aha, you shouldn't be a shamed.
Meelaha igala so xariiri karta:
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/
Snapchat: Bintismaael
Facebook: Bint Ismael
Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE
27 May 2024
Chapter 8: Living alone | Kaaligaga daagnaw
Asc wr wb
Kiiligag inaad daagto maa ku fiikirte? Maanta ayan kaa hadli doona sidad oo daagi karto kaaligaga, iyo waxayala aad kaa fiikireyso inaad sameeyso intaa aadan daagin kaaligaga. Wax yarana waxa kaa hadli doona somalida waxeey ka amiinsantahay ina kaali laa dagnanood. Sibo marka tahay gaabar oo kaaligeda daagan oona noolasheda meel kaa soo saraatay. Dhageeysi wacan.
Meelaha igala so xariiri karta:
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/
Snapchat: Bintismaael
Facebook: Bint Ismael
Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE
27 May 2024
Chapter 7: How to heal yourself | Sida loo bogsiiyo naftaada
Asalamaleykum wa raxmatulah wa baraakato
Dhawac intaad dareenten maa is dhahde qof kale ayan ku iloowaya dhawaceeyga, mise isku mashqulina? Maanta taas idinkala hadli raba iyo inaad oo bahntahay inad naftada bogsiiso awal intaad qof kale noolashada ku so dariin. Qalbigaga inaad awal kaa tiirto dhawaca iyo dhibadada soo martaay sii aad noolal aad oo qurux badaan aad oo heesho.
Meelaha igala so xariiri karta:
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/
Snapchat: Bintismaael
Facebook: Bint Ismael
Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE
27 May 2024
Chapter 6: Signs that shows your relationship is over|Calamada ku ogan karto xariirkaga inu dhamaday
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine