XALQADII 8AAD|| WHAT IT FEELS LIKE TO BE A FEMALE ENTREPRENEUR ???---WAA SIDEE INAAD NOQOTO GABADH GANACSATO AH ???
Waxaanu waraysi la yeelanay Suad Ali oo aanu ka waraysanay marxaladihii ay soo martay iyo caqabadaha ka hor imaan kara habalaha raba inay ganacsi bilaabaan
12 Nov 2021
XALQADII 7AAD|| MAXAA KEENAY IN AY DHALINYARTU CUSLAATO IYO FAA'IDOOYINKA CUNTADA WANAAGSAN (DR.OSMAN QALIB)
u fiirso caafimaadka iyo fayoobida dadka Somaliyeed iyo ka hortagga cudurada aan la kala qaadin
21 Aug 2021
XALQADII 6AAD|| Maxaa Ka Hor Taagan Dhalinyarta Inay Bilaabaan Ganacsi...
xalqaadan waxaanu kaga hadli doonaa waxyaabo badan oo ka midyihiin caqabadaha dhalinyarta hor taagan iyo siday uga bixi lahaayeen...
11 Aug 2021
XALQADII 5AAD||MAXAA KEENAY IN UU KUFSIGU KUSOO BATO SOMALILAND?!?
xalaqdan waxaanu kaga hadli doonaa sadaasha 2030 iyo isbadalada ku imaan kara aduunka iyo #somaliland (https://www.youtube.com/hashtag/somaliland) waxa kale ooo aanu falanqayn doonaa dawarsigii oo noqday shaqo caadi ah
11 Aug 2021
XALQADII 3AAD|| WAALIDKU XAQ MA U LEEYAHAY INUU ILMIHIISA U DOORO MUSTAQBALKIISA!!!????
Waalidku xaq buu u leeyahay inu ilmihiisa mustaqbalkiisa inuu u doorto una la taliyo
11 Aug 2021
XALQADII 2AAD|| Ragu Waa Inay Bartaan Sida Cuntada Loo Kariyo??
waa xalqadii labaad ee podcast kayaga oo aanu ka hadli doono qodobo xasaasi ah gasho headphone daada codkana dalaco si aad u maqasho kadibna noo bashaaal...
11 Aug 2021
XALQADII 1AAD|| Waa Maxay Shayga Kaliya Ee Ragu Ka Rabaan Dumarka? PART2
waa qaybtii labaad ee video gii kan ka horeeyay waxaanu kaga hadli doonaa qaybtan waa maxay shayga kaliya ee ragu ka rabaan dumarka...
1 Aug 2021
XALQADII 1AAD|| Gabdhaha Iyo Wiilashu Asxaab Ma Noqon Karaan 2021? PART 1
kusoo dhawoow podcast ka ideal ideas waxaanu kaga hadli doonaa qaybtan qodobo aad muhiim u ah bulshadeena dhexdeeda una baahan in la ogaado oo ay ka mid yihiin qaadka,tiktok ga ii qodobo kaloo badan...
Contact Ideal Ideas
Guest appearances
Books guests
Based on episode analysis; this does not confirm that the show is currently accepting guests.
Host of Ideal Ideas?
Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine