halkan waxaan idiinku soo gudbin doona dhamaan qisooyinkii murugada badnaa ee u qarsoonaa si loo helo xasilooni maskaxeed. Waxaan sheekada u wadaagi doonaa sida dhibbanuhu u rabo in lo qariyo magacisa iyo in kale.
Qebtii ugu dambese ee shekadeni Xasus an Tirmenin.
21 Jul 2023
XASUS AN TIRMENIN 3
Qebtii sadaxad ee shekadeni xasus an tirmenin.
14 Jul 2023
XASUS AN TIRMEYNIN 2
Qebti 2bad ee shekadeni Xasus an Tirmeynin.
19 May 2023
XASUS AN TIRMEYN 1
Qoraaga shekada waxa waye Fadumo M. Ahmed.
5 May 2023
SHEKADI 8|| ILA NAFIS
ILA NAFIS
28 Apr 2023
SHEKADA 7|| ILA NAFIS||
Asc Walal Mel walbo oo ad dunida kajogtan kusodhawada Ila nafis podcast, halkan waxan idin kula wadagi dona qisoyin dhinacyo Badan tabanayo ayna nala so wadagen taxanayasha barnamijka. Waxa idin sogud bin dono anigo Walal Deen Ahmad.
10 Mar 2023
SHEKADI 6 ||ILA NAFIS||
Nairobi iyo gabdho Haleysan!
Ma jirto gabar ayadoo haleysan hooyadeed ka soo baxday!
Waxaan rabaa in aan qormadaan ku soo koobo hal sheeko oo quseyso gabdhaha Nairobi joogo ee la yiraa waa haleysan yihiin
Si qormada aan u wada fahano aan su’aal galiyo, GABDHAHA YAA HALEEYAY?
Jawaabta ayadaa kuu soo bixi doonto.
3 Mar 2023
SHEKADII 5|| ILA NAFIS||
Asc Walal Mel walbo oo ad dunida kajogtan kusodhawada Ila nafis podcast, halkan waxan idin kula wadagi dona qisoyin dhinacyo Badan tabanayo ayna nala so wadagen taxanayasha barnamijka. Waxa idin sogud bin dono anigo Walal Deen Ahmad.
24 Feb 2023
SHEKADI 4||ILA NAFIS||
Asc Walal Mel walbo oo ad dunida kajogtan kusodhawada Ila nafis podcast, halkan waxan idin kula wadagi dona qisoyin dhinacyo Badan tabanayo ayna nala so wadagen taxanayasha barnamijka. Waxa idin sogud bin dono anigo Walal Deen Ahmad.
17 Feb 2023
SHEKADI 3 || ILA NAFIS||
Asc ww mel walpo add dunida ka jogtan. Kuso dhawada ila nafis podcast, halkan waxan idin kula dona qisoyin dhinicyo badan tabanayo. ayna nala wadagen taxanayasha barnamijka. Waxa idin su gudbinayo anigo ah walal deen Ahmed dhageysi wacan .
10 Feb 2023
SHEKADI 2 || ILA NAFIS||
Asc Walal Mel walbo oo ad dunida kajogtan kusodhawada Ila nafis podcast, halkan waxan idin kula wadagi dona qisoyin dhinacyo Badan tabanayo ayna nala so wadagen taxanayasha barnamijka. Waxa idin sogud bin dono anigo Walal Deen Ahmad.
3 Feb 2023
SHEKADII 1 ||ILA NAFIS||
Asc ww mel walpo add dunida ka jogtan. Kuso dhawada ila nafis podcast, halkan waxan idin kula dona qisoyin dhinicyo badan tabanayo. ayna nala wadagen taxanayasha barnamijka. Waxa idin su gudbinayo anigo ah walal deen Ahmed dhageysi wacan .. https://instagram.com/deen_ahmet_mohamet?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Reach and audience
Public platform figures. Ratings count people who left a rating, not total listeners.
Apple Podcasts (US)
4.5 / 5
6 ratings
Host of Ila Nafis?
Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine