Qalbiyo baddanba u buka dhaawacyo so gaadhay xiligii barbaarinta , xalqadan waxay inuu iftiiminaysa waxyaabaha keena dhaawacyada Caruurnimo iyo saamayntooda
Quluubta alle haynoo kabo❤️
Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist
19 May 2024
EP -11 Waalidka iyo Ubadka
Xalqadan waxa marti ku ah hooyaday macaan
Waxaan kawada sheekaysanaynaa sida waalidku u xoojin karo inuu soo saaro ilmo baariya aduun iyo aakhirana anfac leh insha allah
Dhawrsan Nasir / Counseling psychologist ❤️
12 May 2024
Ep-10 Saamaynta burburka Qoyska iyo Ubadka
Burburka qoysku wuxu saamayn taban ku yaasha ilmaha iyo waalidkaba
Xalqadan waxaan kaga hadlaynaa sida waalidku u maarayn karo caafmadkisa iyo ka ilmahaba burburka ka dib
Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist ❤️❤️
7 May 2024
Ep-9 Sidee naftaada u caawinaysaa marka dhib kula kulmo
Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob
- sidee loo xoojiya xidhiidhka alle
- Sidee u caawin kartaa naftaada marka dhib dareemaysid
Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist
3 May 2024
Ep_8 Ka Hor Inta Aanad Guursan
Xalqada 8 ee taxanaheena waxaan kaga hadlayna ka hor inta aanad guursan maxaa kuu muhiim ah inaad ogaato si aad u ilaashato Degenida iyo Xasiloonida Maankaaga
Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist
30 Apr 2024
EP-7 Kasoo kabashada dhaawacyada nafsiga| Healing From psychological trauma
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine