
- 129
- Episodes
- 2022
- First episode
About Muqdisho Podcast
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
- Publisher
- Kamal
- Category
- business · history · society & culture
- Language
- so
- Explicit
- No
- First episode
- 18 Nov 2022
- Latest episode
- 4 Sept 2024
Latest episodes
129 episodes in the feed.

4 Sept 2024
RW HASSAN KHAIRE AYAA KA HADLAY KHILAAFKA DOWLADA IYO KGS

4 Sept 2024
MW SHEEKH SHARIIF AYAA KA HADLAY KHILAAFKA KGS IYO DOWLADA FADERAALKA

3 Sept 2024
RW HAMZE SU’AAL ADAG LA WAYDIIYAY ?
Contact Muqdisho Podcast
- Guest appearances
- Books guests
Based on episode analysis; this does not confirm that the show is currently accepting guests.
Host of Muqdisho Podcast?
Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show
Podcast research with Pod Engine