Podcast thumbnail for Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Claim This Podcast

by Nazreen Zallah

3.7(22 reviews)
29 episodes
Updated Weekly
Accepts GuestsHas SponsorsLocation 🇸🇴

Podcast Overview

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.

podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona.

Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay.

"Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

Language

Publishing Since

8/16/2023

1 verified contact email on file for Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Pitch yourself as a guest, propose sponsorships, or reach out directly to the host.

Recent Episodes

Episode thumbnail for EPO6 Xasuusin iyo xasilooni| Dadka wanaagsani waa arsaaq.

June 19, 2024

EPO6 Xasuusin iyo xasilooni| Dadka wanaagsani waa arsaaq.

Xasuusinta maanta

Cidladu marar badan waxa ay ka fiicantahay la joogista aad hadana cidlada dareemaysid.
Ha dooranin nolol aad nooshahay badh noolaanshiyo.

Episode thumbnail for EPO5 Xasuusin iyo xasilooni| Qaladaadka aynu galno iyo kuwa laynaga galo!

May 28, 2024

EPO5 Xasuusin iyo xasilooni| Qaladaadka aynu galno iyo kuwa laynaga galo!

Xasuusinta maanta.

Qalad hadii aad gasho qoomamo haysku dilin.
Qalad hadii lagaa galana qoomamo haysku dilin.

Waxka baro, waxka korodhso, doorana in aad hore uga socoto cafisna dalbato, ama aad adigu cafido.💚

Episode thumbnail for Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha| وتلك الأيام نداولها بين الناس “.

May 19, 2024

Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha| وتلك الأيام نداولها بين الناس “.

Xasuusinta maanta

Hadii aad dareemayso dareen ah in aan laguu qadarin in aad maruun guul gaadho, ama aad dareemayso in riyo aad jeclayd aanay kuu dhaboobi-karahaynin oo ay wakhtigan kugu adag-tahay in aad rumayso,

Halka dadka inbadan oo ka mid ahi ay xikmada ilaahay gaadheen waxaa aad adigu doonaysey ee aanad wali gaadhin.

Xasuuso aayada 140 suurada aali cimraan.

Ilaahay wuxuu leeyahay  “وتلك الأيام نداولها بين  الناس “

Sidaasaanu maalmaha dadka ugu kala wareejinaynaa, ama sidaasaanu ayaamaha dadka ugu kala wareejinaa.

Ogoow Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha. Maalina adigaa leh, maalina qayrkaa maalmana waynu wada yeelanaynaa oo waa wax caadiya ee da.daal ilaahayna talo saaro. laga yaabee in ayaamaha soo socda rabbi kuu rumeeyo riyo aanad awoodaada waligeed suuraha galine

29 total episodes available

Deep-dive analytics for Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Frequently asked questions

Have a different question and can't find the answer you're looking for? Reach out to our support team by sending us an email and we'll get back to you as soon as we can.

What is Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.

podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona.

Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay.

"Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

How often does this podcast release new episodes?

This podcast updates weekly.

Where can I listen to this podcast?

This podcast is available on 8 platforms including Apple Podcasts, Spotify, and more. You can also use the RSS feed directly.

Does this podcast accept guests?

Information about guest appearances is not available.

Legal Disclaimer

Pod Engine is not affiliated with, endorsed by, or officially connected with any of the podcasts displayed on this platform. We operate independently as a podcast discovery and analytics service.

All podcast artwork, thumbnails, and content displayed on this page are the property of their respective owners and are protected by applicable copyright laws. This includes, but is not limited to, podcast cover art, episode artwork, show descriptions, episode titles, transcripts, audio snippets, and any other content originating from the podcast creators or their licensors.

We display this content under fair use principles and/or implied license for the purpose of podcast discovery, information, and commentary. We make no claim of ownership over any podcast content, artwork, or related materials shown on this platform. All trademarks, service marks, and trade names are the property of their respective owners.

While we strive to ensure all content usage is properly authorized, if you are a rights holder and believe your content is being used inappropriately or without proper authorization, please contact us immediately at hey@podengine.ai for prompt review and appropriate action, which may include content removal or proper attribution.

By accessing and using this platform, you acknowledge and agree to respect all applicable copyright laws and intellectual property rights of content owners. Any unauthorized reproduction, distribution, or commercial use of the content displayed on this platform is strictly prohibited.