7 Episodes
Weekly Cadence
2026 First episode About Politiko 360 Politiko 360 is a weekly political podcast produced by Dawan Media that brings rigorous, accessible analysis of
Somali politics, governance, and state formation to audiences at home and across the diaspora.
The show bridges legal and institutional expertise with frontline political experience, connecting current events to enduring
principles of governance - delivered in both Somali and English.
Each week, two of Somalia’s most respected public voices dissect the political landscape with the depth, candour, and
context that mainstream coverage rarely provides.
Publisher Dawan Media
Category news · news
Language en
Explicit No
First episode 5 Sept 2026
Latest episode 11 Nov 2026 Latest episodes 7 episodes in the feed.
11 Nov 2026
S1E7 Politiko 360 | Xaggee gogoshii wada-hadalka ku dambaysay? Mucaaradku weli jawaab kama bixin martiqaadka madaxweyne Xasan Sheekh ee gogosha nabadda 14-ka November. Isla mar ahaantaana jabhado hubaysan ayaa ka abaabulmay Koonfur Galbeed iyo Hiiraan, Turkiguna wuxuu wadaa dadaallo diblomaasiyadeed. Maxkamadda Sare waxay ku jirtaa khilaaf sharci oo cusub.
Xalqaddan Politiko 360, Cali Xalane ayaa dadihinaya doodda waxaana kala qeyb ah :
🎙️ Xuseen Cabdi Aadan – Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka, Dawan Media
🎙️ Maxamed Guure – Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Wuxuu ka hadlayaa:
▪️ Caleemo-saarka madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Galmudug
▪️ Xil ka qaadista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo go'aanka garsoorayaasha
▪️ Mawqifka Golaha Mustaqbalka, Nabad iyo Nolol iyo Midnimo Qaran
▪️ Doorka Turkiga iyo dhex-dhexaadiyayaasha caalamiga
▪️ Khatarta jabhadeynta iyo "parallel process"
▪️ Maxaa dhacaya haddii shirku fashilmo?
⏱️ CUTUBYADA
00:00 Hordhac: dhacdooyinkii ugu waaweynaa toddobaadka
01:10 Caleemo-saarka Hirshabelle & Galmudug, Maxkamadda Sare iyo safiirka Turkiga
02:55 Gogosha nabadda ee madaxweynaha iyo mawqifka mucaaradka
04:35 Farriimaha taliyayaasha amniga ee mucaaradka loo gudbiyay
05:35 Mucaaradku ma aqbalayaan martiqaadka?
09:58 Labada garab ee mucaaradka: parallel process iyo doorasho cadaalad ah
12:59 Dhex-dhexaadinta Turkiga iyo afarta dal ee caalamiga ah
16:35 Silsiladda wada-hadallada doorashada
18:46 Cabsida jabhadeynta iyo shir ka dhaca meel ka baxsan Muqdisho
22:08 Khatarta jabhadeynta cusub iyo baaqa Al-Ictisaam
25:18 Farriinta saraakiisha amniga iyo su'aasha "Why now?"
30:10 Doowladdu ma ku adkaysan doontaa guusha doorashooyinka?
32:41 Jabhadaha Koonfur Galbeed iyo Beledweyne, iyo khatarta Galmudug
36:11 Khilaafka Maxkamadda Sare
39:09 Maxaa dhacaya haddii mucaaradku diido gogosha?
43:48 Gunaanad
📲 Ka dhegayso Politiko 360 YouTube, Apple Podcasts, Spotify iyo dhammaan barxadaha Dawan Media.
🔔 Subscribe garee oo riix gambaleelka si aad u hesho xalqadaha cusub.
#Politiko360 #DawanMedia #Somalia #Soomaaliya #XasanSheekh #Mucaaradka #DoorashadaSoomaaliya #Hirshabelle #Galmudug #Turkiga
21 Oct 2026
S1E6 Politiko 360 | "Talada dhexda dhig iyo ma dhigayo" – doodda toddobaadkan. Toddobaadkan Politiko 360 waxaan ku falanqaynaynaa muranka doorashooyinka Soomaaliya: jadwalka doorashada ee guddiga, khudbadda Madaxweynaha ee ahayd "talo dhexda la soo dhigaayo ma jirto," iyo digniinaha mucaaradka ee ku saabsan doorasho barbar socota (parallel process) oo dalka u horseedi karta laba madaxweyne iyo laba baarlamaan.
Barnaamijka waxaa wada Alinur Salad, waxaana la falanqaynaya:
• Xuseen Cabdi Aadan – tifaftiraha arrimaha doorashooyinka, Dawan Media
• Maxamed Guure – Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Time Code:
00:00 Hordhac iyo martida barnaamijka
02:32 Toddobaadkan: jadwalka doorashada ee guddiga iyo khudbadda madaxweynaha
04:49 Digniinaha mucaaradka: warqadda Farmaajo iyo isbahaysiyada kale
06:03 "Talada dhexda la soo dhigo" – yaa ah saamilayda siyaasadeed?
10:05 Laba nooc oo mucaarad: xisbiyo diiwaangashan iyo musharrixiin
13:43 Jadwalka doorashada iyo muddooyinka sharciga: ma shaqayn doonaa?
18:28 Nidaamka doorashada iyo xaaladda Jubbaland & Puntland
23:14 Xulashooyinka mucaaradka iyo khatarta "parallel process"
27:53 Ma suurtagal baa doorasho barbar socota? Musharrixiinta iyo kursiga
35:05 Cabsida colaadda, rajada wadahadallada November iyo gabagabo
Ka qayb qaado doodda: maxaad u malaynaysaa, ma la gaari doonaa heshiis doorasho? Fikirkaaga ku qor faallooyinka.
👍 Like garee, la wadaag, oo subscribe garee si aadan u seegin qaybaha soo socda.
📍 Subscribe: @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
🌐 https://www.dawan.so/
🌐 https://www.dawan.africa
🌐 https://www.bawaba.africa
📱 Download Dawan App Today:
https://onelink.to/5vv232
#Politiko #Soomaaliya #DoorashadaSoomaaliya #Somalia #SomaliPolitics #Muqdisho #Siyaasad
17 Oct 2026
S1 E5 | Politiko 360 :Ma dagaal ayaa ka dhici doona Generaal Daa’uud? Xiisad ayaa ka taagan waaxda Generaal Daa’uud ee degmada Wadajir, halkaas oo khilaafka u dhaxeeya Shariif iyo dowladda federaalka uu sii xoogeysanayo. Ma jirtaa suurtagalnimo ah in dagaal ka dhaco caasimadda? Maxuu salka ku haya khilaafkan, sidee buuse u saameyn karaa amniga Muqdisho iyo mustaqbalka dowladnimada?
Barnaamijkan Politico 360, waxaan si qoto dheer ugu lafa-gurayaa bilowga khilaafka, xaaladda amni ee goobta uu Shariif dhagan yahay, hadallada mucaaradka iyo dowladda, khatarta hadallada xanafta leh, amniga xeendaabka Xalane, iyo halka ay marayaan wadahadallada mucaaradka iyo dowladda.
Time Code
00:00 Hordhac
02:10 Intee ayuu ka bilowday Khilaafka Shariif iyo Dowladda?
07:40 Goobta uu dhagan yahay Shariif sidee waaye amaankeeda, iyo saameynta ay Caasimadda ku yeelan karto?
13:40 Khilaafka maxuu salka ku haayaa?
17:05 Hadallada Mucaaradka iyo Dowladda, iyo wadahadaladii socday intee ayay maraayaan?
28:40 Khatarta Hadaladda Xanafta leh, iyo nugaalka dowladnimada
36:33 Ciidamada ilaaladda ah iyo amniga xeendaabka Xalane
42:00 wadahadaladda Mucaaradka iyo dowladda, iyo Safiiradda cusub ee dalalka waawayn
47:55 Gabagabo
📌 Subscribe garee si aadan u seegin barnaamijyada Politico 360, nagula wadaag fikradaada qaybta faallooyinka: Ma u maleyneysaa in khilaafkan lagu xallin karo wadahadal?
#Politico360 #Muqdisho #Wadajir #GeneraalDaauud #Soomaaliya #SiyaasaddaSoomaaliya
1 Oct 2026
S1 E4 | Politiko 360 : Maxay qoreen Puntland, Golaha Mustaqbal iyo Farmaajo? Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya warqadaha ay Puntland, Golaha Mustaqbalka iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u direen Qaramada Midoobay, xilli siyaasadda Soomaaliya ay mareyso marxalad xasaasi ah.
Barnaamijku wuxuu si gaar ah u eegayaa nuxurka warqadaha, qodobada ay dhinacyadu ka dalbanayaan Qaramada Midoobay, doodda ku saabsan dual-track, xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, arrimaha doorashada, iyo doorka beesha caalamka ee siyaasadda Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale lagu falanqeynayaa doodda ka dhalatay xiriirka dhinacyada Soomaalida ay la sameynayaan hay’adaha iyo dowladaha shisheeye, iyo waxa arrimahaasi uga dhigan yihiin siyaasadda iyo dowladnimada Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Alinur Salad , waxaana kala qeyb qaadanaya Hussein Abdi Adam, Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawan Media, iyo Mohamed Guure, Maamulaha Machadka Diblomaasiyadda Soomaaliya.
Time Code:
00:00 – Hordhac
01:45 – Todobaadka Warqadaha: Mucaaradka, Puntland, Farmaajo iyo Qaramada Midoobay
03:03: - Maxaa ku jiray warqadda Golaha Mustaqbalka
07:38 – Maxaa ku jiray warqadda Puntland
11:44 – Warqadda Farmaajo maxaa ku jiray?
15:35 – Maxay ku kala duwan yihiin warqadaha Puntland iyo Golaha Mustaqbalka?
23:30 – Mucaaradka iyo dowlad-goboleedyadu intee u dacwoonayaan hadda kadib? 30:59 – Mustaqbalka wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya
35:34 – Maxaa laga fahmi karaa warqadda Farmaajo ?
Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka.
#Politiko360 #Somalia #Soomaaliya #Puntland #GolahaMustaqbalka #Farmaajo #SiyaasaddaSoomaaliya #QaramadaMidoobay #DawanMedia
📍 Subscribe: /@dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho falanqaynta ugu muhiimsan ee siyaasadda Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
24 Sept 2026
S1 E3 | Politiko 360 : Siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya: Maxaa Isbeddelay? Xalqadda 3aad ee Politico 360 ee Dawan Media ayaa lagu falanqeynayaa xiriirka Soomaaliya iyo Maraykanka, magacaabista safiirka cusub ee Maraykanka ee Soomaaliya, iyo isbeddellada laga dareemayo siyaasadda Washington ee Soomaaliya.
Doodda waxaa ka qeyb galay:
Xuseen Cabdi Aadan – Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka, Dawan Media
Maxamed Guure – Agaasimaha Machadka Daraasaadka Sare ee Diblomaasiyadda Soomaaliya
Cali Xalane – Agaasimaha Tifaftirka, Dawan Media
Barnaamijku wuxuu sidoo kale diiradda saarayaa saameynta isbeddellada diblomaasiyadeed ee ku saabsan wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo mucaaradka, arrimaha amniga, AUSSOM, iyo muhiimadda marin-biyoodka Baab el-Mandeb.
Daawo Xalqadda 3aad ee Politico 360.
Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka.
#Politico360 #DawanMedia #Somalia #USA #SomaliaPolitics #Diplomacy #USSomalia
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
17 Sept 2026
S1 E2 : Maxaa Hortaagan Doorashada Soomaaliya? | Dowladda iyo Mucaaradka oo Heshiis Raadis ah | Politiko 360 Maxaa hortaagan heshiiska Dowladda Federaalka iyo mucaaradka? Maxay noqon kartaa jihada siyaasadda Soomaaliya, iyadoo doorashadu soo dhowaanayso?
Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, heshiiska Dowladda iyo mucaaradka, isbarbaryaaca mucaaradka iyo saameynta uu dib-u-dhaca heshiisku ku yeelan karo doorashada iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.
Barnaamijka waxaa daadihinaya Wada Alinur Salad, waxaana kala qeyb qaadanaya Ali Halane iyo Hussein Abdi Adam.
Time Code
00:00 (https://www.youtube.com/watch?v=fLlu6k4bJ6M) — Hordhaca
04:08 (https://www.youtube.com/watch?v=fLlu6k4bJ6M&t=248s) — Safarka Madaxweyne Xasan ee New York iyo saxiixa heshiiska mucaaradka
10:34 (https://www.youtube.com/watch?v=fLlu6k4bJ6M&t=634s) — Muxuu noqon doonaa heshiiska mucaaradka iyo dowladda?
20:28 (https://www.youtube.com/watch?v=fLlu6k4bJ6M&t=1228s) — Isbarbaryaaca mucaaradka
25:00 (https://www.youtube.com/watch?v=fLlu6k4bJ6M&t=1500s) — Fursadda mucaaradka
35:51 (https://www.youtube.com/watch?v=fLlu6k4bJ6M&t=2151s) — Saameynta dib-u-dhaca heshiiska dowladda iyo mucaaradka
Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka.
#Politiko360 (https://www.youtube.com/hashtag/politiko360) #Somalia (https://www.youtube.com/hashtag/somalia) #Soomaaliya (https://www.youtube.com/hashtag/soomaaliya) #Doorashada (https://www.youtube.com/hashtag/doorashada) #SiyaasaddaSoomaaliya (https://www.youtube.com/hashtag/siyaasaddasoomaaliya) #Dowladda (https://www.youtube.com/hashtag/dowladda) #Mucaaradka (https://www.youtube.com/hashtag/mucaaradka) #DawanMedia (https://www.youtube.com/hashtag/dawanmedia)
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/ (https://www.youtube.com/redirect?event=video_description&redir_token=QUZZTVljRzVrcVU3UHduQkYteG92M0NQRXNtdXxBTl9pYzRmdDJHTzRLLUZUSzNuSEY0eGdFOE1PTzNLV21LSzlOeVBnWTkwXzFDQksxRjJfTXJaVUxxTERiZDVrMTNIdXJpYUk4Ujh5SjhkSGxHb2d6NVBYOEgtckdUUGpzOUIw&q=https%3A%2F%2Fwww.dawan.so%2F&v=fLlu6k4bJ6M)
https://www.dawan.africa (https://www.youtube.com/redirect?event=video_description&redir_token=QUZZTVljR0lYT0dOQUdHamNmeVJRNmRzZVJYRHxBTl9pYzRmNGRHRzVYSFN3UnpaS2xicWwtZ3JDNDM1cW82NlIxYWN0MGhNUE81Q2U3TXFtTG4wdlJEaEJ6dkl2SjRKWE9panRVUEJDRkR0ckpDQVloa0w4WjVZMUd1MjFYQVly&q=https%3A%2F%2Fwww.dawan.africa%2F&v=fLlu6k4bJ6M)
https://www.bawaba.africa (https://www.youtube.com/redirect?event=video_description&redir_token=QUZZTVljRm9zQzNBc18tTjRqRzJUcmY1NlZOTnxBTl9pYzRlREJySmVPcnB1QjFqbUdQZEZlVVJsVVdfcWQ1NnJZNVp0OGJZTGlQZGZBTklNRjZVMzVpd25zMXdON05pbDZvY1d6ZW1mV1pXNXp4V0M0WDhoX0R5c19tUDRCY1JS&q=https%3A%2F%2Fwww.bawaba.africa%2F&v=fLlu6k4bJ6M)
5 Sept 2026
S1 E1: Muxuu Yahay Guddiga Shaqo(Task Force) ee Doorashada? Shaqadiisa iyo Sharciyaddiisa! Xalqada 1aad ee Podcast-ga Politiko 360 ee Dawań Media waxaa lagu falanqeeyay Guddiga Shaqo (Task Force) ee ay ku heshiiyeen dhismahiisa dhinacyada isku haya Doorashada Soomaaliya. Doodda waxaa ka qeyb galay Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawań Xuseen Cabdi Aadan, Agaasimaha Machadka Daraasaadka sare ee Dublamaaisayadda Soomaaliya Maxamed Guure imo Agaasimaha Tifaftirka Dawań Media Cali Xalane.
Research this show Explore Pod Engine's podcast research tools and transcript access.
See plans Is this your podcast? Claim your show to manage its details on Pod Engine.
Claim Politiko 360 Where this data comes from Each source has its own observation date. These dates do not mean all data was checked at once.
RSS feed Last successful check: 11 Nov 2026 .
Apple Podcasts ratings (US) Snapshot recorded: 7 Nov 2026 .
Spotify ratings Snapshot recorded: Date unavailable. Host of Politiko 360? Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Claim this podcast Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice .
Explore this showPodcast research with Pod Engine
See plans