14 Episodes
2020 First episode About Radio Deegaan Codka Geeska Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.
Publisher Deegaan Codka Geeska
Category music
Language en
Explicit No
First episode 6 Jul 2020
Latest episode 29 May 2021 Latest episodes 14 episodes in the feed.
29 May 2021
Weydii Qoraaga #01 Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare
28 Feb 2021
Wareysi xiiso leh iyo Qore Baanacaymuun Waa wareysi xiiso leh oo uu Qore Cabdifataax Baanacaymuun siyay Harbi Amir
1 Jan 2021
Aqoonyahan Muuddey oo ka warramaya khatarta cudurka safmareenka ee CoVid19 Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey
14 Aug 2020
WAR DEG DEG AH: AABAHAY, OMAR FURE, NOLOSHA EYGA TU KA XUN AYUU KU NOOLYAHAY (HUSSEIN OMAR FURE OO U WARAMEY RADIO DEEGAAN ) Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.
13 Aug 2020
ISMAIL OMAR GUELLEH MA JECLA DIMUUQIRAADIYADDA, SIDAA WAXAA YIDHI RUUG CADAAGII (AUN) ADEN ROBLEH AWALEH. 1999. HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA.
4 Aug 2020
Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland Salal iyo Awdal
31 Jul 2020
Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 3 aad) waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
31 Jul 2020
Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 2 aad) waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
31 Jul 2020
Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
18 Jul 2020
Wareysi xasaasi ah (3) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta Waa qaybtii 3 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
18 Jul 2020
Wareysi xasaasi ah (2) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta Waa qaybtii 2 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
18 Jul 2020
Wareysi xasaasi ah (1) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta Waa qaybtii 1 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
6 Jul 2020
Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 2aad Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.
6 Jul 2020
Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 1aad Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.
Research this show Explore Pod Engine's podcast research tools and transcript access.
See plans Is this your podcast? Claim your show to manage its details on Pod Engine.
Claim Radio Deegaan Codka Geeska Where this data comes from Each source has its own observation date. These dates do not mean all data was checked at once.
RSS feed Last successful check: 19 Oct 2026 .
Apple Podcasts ratings (US) Snapshot recorded: 19 Oct 2026 .
Spotify ratings Snapshot recorded: Date unavailable. Host of Radio Deegaan Codka Geeska? Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Claim this podcast Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice .
Explore this showPodcast research with Pod Engine
See plans