Xalqadan waxaan idinkula wadaagay Cabsida bulsha dhexgalka calaamadeheeda,saamynta ee nolosheena kuleedahay iyo sida ayn u maarayn karno . Dhagaysi wacan
31 Oct 2025
Depression | Qulub
Xalqadan waxaan idinkula wadaagay depressionka waxa uu yahay, calaamadihiisa,dawooyinkiisa ugu dambayna waxan idin la wadaagay depression ka markii uu igu dhacaysida ay ahayd. Dhagaysi wacan
30 Sept 2025
Studying Psychology: khaladaadki aan sameeyay markaan baranayay cilmi nafsiga
Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyay Hadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan rajayanaya inay idin anfici doonto Dhagaysi wacan Resource list: https://bit.ly/3In0f7J wixi su'aalo ah ama soo jeedin ah waxaad kuso diri karta : Wehelpodcast@gmail.com
16 Jan 2025
sidee loo gaadha hadafkaga 2025
Xalqadan waxaan idinkula wadaagay ahdaafta iyo waxyabaha inoo fududayn kara inayn gaadhno iyo sidoo kale waxyabaha inagu adkayn kara inaan isbadal samayno. Dhagaysi wacan
2 Nov 2024
sidee loo garab istaga qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya?
xalqadan waxaan idinku la wadaagay waxyaabaha aad samayn karto si aad u caawiso qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynayaDhagaysi wacan
30 Jul 2024
Sidee naftaada ula hadashaa?
Xalqadan waxaan kaga hadlay naf lahadlka iyo saamaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena iyo talaabooyinka ayn qaadi karno si ayn u badalno qaabak ayan nafteena ula hadalno.
Dhagaysi wacan
Social media
Youtube : Wehel podcast (https://youtube.com/@wehelpodcast?si=3ONadeZoCEw-GypW)
(https://www.buzzsprout.com/twilio/text_messages/2301333/open_sms)
19 May 2024
Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.
Qoraal(journaling prompt):https://bit.ly/3UPTMV3 (https://bit.ly/3UPTMV3)
Day One app : Day One Journal App (https://dayoneapp.com/)
Social Media
Youtube - https://youtube.com/@wehelpodcast (https://youtube.com/@wehelpodcast)
5 Apr 2024
Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena
Dhagaysi wacn
24 Mar 2024
Maaraynta Dareemaha
xalqadan waxaan idinku la wadaagay maraynata daremahena iyo samaynta ay inagu leedahay hababka kala duwan ee ayn dorano inaan isticmaalno.
Dhagaysi wacan
28 Feb 2024
side loo dareema dareemahaga?
xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento.
Dhagaysi wacan
28 Feb 2024
side loo dareema dareemahaga - Feel your feelings
xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento.
Dhagaysi wacan
7 Feb 2024
Caafmaadka maskaxda - Mental Health
xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada.
Dhagaysi wacan
7 Feb 2024
Episode 1: Caafmaadka maskaxda - Mental Health
xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada.
Dhagaysi wacan
18 Jan 2024
Hordhac
Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.
Dhgaysi wacan.
Reach and audience
Public platform figures. Ratings count people who left a rating, not total listeners.
Apple Podcasts (US)
4.5 / 5
2 ratings
Contact Wehel Podcast
Guest appearances
Does not typically book guests
Based on episode analysis; this does not confirm that the show is currently accepting guests.
Host of Wehel Podcast?
Claim your podcast to manage its listing and keep your show details accurate.
Pod Engine is an independent podcast discovery and analytics service and is not affiliated with or endorsed by this podcast. Artwork and show content belong to their owners. Full legal notice.
Explore this show Podcast research with Pod Engine